Home / Warar / Exclusive: Farmaajo iyo Kheyre oo heshiis 20% la galay shirkadda SHS

Exclusive: Farmaajo iyo Kheyre oo heshiis 20% la galay shirkadda SHS

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa heshiis la gaaray shirkadda qaliin-shubatada shacabka ka dhoofaya garoonka Muqdisho ee Sahal Hospitality Service (SHS), sida aan ku ogaanay baaritaan ay sameysay Caasimada Online.

Check Also

Daawo: Masuuliyiinta Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Munaasibad ay Maansoor Ku Qabsan lahaayeen oo Laga Horjoogsaday.