Home / Warar / Maxay Ka Wada Hadleen Amiirka Dalka Qadar Iyo Madaxwayne Farmaajo?Warbaahinta Qadar Oo Ka Warantay Telefoon Amiirku U Diray Farmaajo…

Maxay Ka Wada Hadleen Amiirka Dalka Qadar Iyo Madaxwayne Farmaajo?Warbaahinta Qadar Oo Ka Warantay Telefoon Amiirku U Diray Farmaajo…

Amiirka dalka Qadar Amir Tamim Bin Hamad Althani ayaa khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Madaxwaynaha Somaliya Madaxwayne Maxamad Farmaajo.Sida Warbaahinta Qadar ka warantay labada masuul ayaa waqti dheer ku sheekaystay Telefoonka shalay Salaasaddii,waxayan diirada kusaareen sidii Qadar Iyo Somaliya xidhiidhkooga loo adkayn lahaa.

Check Also

Exclusive: Farmaajo iyo Kheyre oo heshiis 20% la galay shirkadda SHS

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa heshiis la gaaray ...